Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu gabi ahaanba ay ka baxeen heshiiskii xisbiyada qaranka Somaliland ay dhawaan ka gadheen arimaha doorashooyinka ee lagu saxeexay madaxtooyada Somaliland

Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo warbaahinta  la  hadley ayaa waxaa uu xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye ku eedeyey in  heshiiskaas ay ka baxeen