Daawo-Maayirka Caasimada Hargeisa Oo U jawaabay Xisbiyada Mucaaridka Somaliland, Dhegaystayna Cabasho Dadweyne.

0

Hadhwadaagnews(Hargeisa):-Duqa Caasimada Hargeisa Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay dadweyne ka cabanaya suuqa gobanimo oo laga dhisayo dhismaha Hangarka Danyartu ku ganacsadaan.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.