Xafiiska Somaliland Ee Dalka Sucuudiga Oo ka Hadlay Socdaalkii Waftiga Madaxwaynaha Jsl Iyo Sidii Loo Qaabiley.

0

Hadhwadaag(UAE):-Ma’uuliyiinta kala duwan Ee safaarada somaliland Ku leedahay Dalka Sucuudi Arabia Ayaa ka hadlay soo dhawayntii fiicnayd ee loo sameeyey Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo martiqaadka Rasmiga,ahaa ee boqortooyada Sucuudi Arabiya  u Sameeyey.

Wakiilka Somaliland ee dalka sucuudigaiyo masuuliyiin kale oo ka hadlay soo dhwayntii madxawayne ayaa sheegay in boqortooyada sucuudiga ugudbiyeen qoraal mahadnaq ah

Sidoo kale masuuliyiinta safaarada Somaliland ee scuuiga ayaa ka warbixiyay waxyabah uu qabto xafiiska Somaliland ku leedahay sucuudiga.