Xaaji Rashiid Jaamac Oo Ka Hadlay Sida Boqortooyada Sucuudigu U danaynayso Somaliland Iyo Qaabkii Loo Qaabiley Waftigii Madaxwaynaha.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Al Xaaji Rashiid Jaamac Yuusuf  oo kamid ahaa xajaajtii reer somaliland ee boqorka dalka sucuudigu ku casuumay xajka ayaa ka hadlay sidii loo qaabiley watfigii uu hogaaminayay madaxwaynaha Somaliland, isagoo boqorka dalka sucuudiga uga mahad celiyay sida fiican ee uu uqaabilay Iyo xushmada uu u hayo Somaliland.

Sidoo kale al xaaji rashiid ayaa si gaar uxusay shakhsiyaadkii reer somaliland ee doorta muhiimka ah ka qaatay sidii waftiga somailand uga mid noqon lahaayeen xujaajtii boqorku casuumo

Dhanka kale Alxaaji Rashiid ayaa fariin culus udiray madaxwaynaha somaliland.