Halkan ka Daawo Mid Kamida Xildhibaannadii Ugu Mayalka Adkaa Khilaafka Golaha Deegaanka gabiley Oo Sheegay Inuu Aqbalay Ergadii.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Xildhibaan iid Xassan Cabdi Oo kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka degmada Gabiley Ahaana Xildhibaankii ugu Mayalka adkaa Xildhibaanaddii waday mooshinka xilka  lagaga qaadayo maayirk magaalada gabiley, ayaa maanta warbaahinta la hadlay sheegayna inuu aqbalay Gudidii dhexdhexaadinaysay.