Gudida Qandaraasyada Qaranka jsl Oo Baahinaya 2 Qandaraas Oo Kala Duwan.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Xafiiska Gudidda Qandaraasyada Qaranka Ee Somaliland Waxa uu Baahinayaa islamarkana uu la Socodsiinayaa Shirkadaha Dhismayaasha iyo Cidkastoo Danaynaysa lagu Wargalinayaa 4 Mashruuc Oo Dhismayaal Kala Duwan ah Oo loo Dhisayo Xarumo waxbarasho Oo Cusub Buuhoodle,Badhan.
Waxana la Dayactirayaa dhismayaasha Dugsiyada
Cabdisalaan Secondary School,
Bursade Secondary School, 
Suuq Saade Secondary School.
iyo Abdaal Primary School.

 

Sidoo Kale Waxaa uu Xafiiska Gudidda Qandaraasyada Qaranka Ee Somaliland waxa uu Baahinayaa islamarkana uu la Socodsiinayaa Dhamaan Ganacstada Gadiidka Soo Dejisa Ama Iibisa iyo Cidkastoo Danaynaysa usoo Bandhigayaa Gaadhi loo Doonayo Dowlada Wixii Faahfaahin Ee dheeraad ah halkan hoose ka eeg