“ HCTV Raali Galin Waa In Uu Bixiyaa Hadii Kale Sharciga Ayaan La Tiigsan Doonaa..” Wasiir Cabdilaahi Abokor

0

“ HCTV Raali Galin Waa In Uu Bixiyaa Hadii Kale Sharciga Ayaan La Tiigsan Doonaa..” Wasiir Cabdilaahi Abokor.
Wasiirka Gadiidka Somaliland Cabdilaahi Abokor ayaa waxaa uu ka jawaabey barnaamij ka Baxay HCTV waxaana uu sheegay barnaamijkaasi aanu aheyn mid xaqiiq ah isla markaana waxaa uu HCTV ka dalbadey in barnaamijkaasi ay raali galin ka bixiyaan hadii ay ka bixin wayaana uu sharciga la tiigsan doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan