Xukumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Mashaaricda Muqdisho Lagaga Dhawaaqay Ee Berbera.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Xukumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Mashaaricda Muqdisho Lagaga Dhawaaqay Ee Berbera Lagaga Sameynayo Maalgalinta dhinacyada horumarinta magaalada iyo dhismaha wadooyinka.

Walow ay somaliland hore u sheegtay halka ay ka taagan tahay qorshaha maamulka muqdisho mashruuca midwoga yurub ee lagu saxeexay muqdisho.