Madaxweynaha Somaliland oo Lagu Soo Dhaweeyay Jabuuti iyo Madaxweyne Geele oo Qaabiley

0

Hadhwadaag(Djabouti):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay dalka Jabuuti, waxaana si balaadhan u qaabilay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka