Taliska Ciidamada Dab-demiska Somaliland oo Maxkamad Lala Tiigsaday

0

Hadhwadaag (Hargeysa):– Askartii shalay laga eryaya Ciidamada Dab-demiska Somaliland kadib markii lagu eedeeyay inay cuneen qaad islamarkaana ay sigaar cabeen iyagoo shaqada ku jiraa, ayaa waxa ay maanta dacwad ka dhan ah Taliska ciidamada Dab-demiska u gudbiyay Maxkamada Ciidamada Somaliland.