Xukuumada Somaliland oo Shaacisay In Ay Joojisay Shidaalkii Ay Keeni Jireen Shirkaduhu

0

Hadhwadaag (Berbera)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta shaacisay in ay gabi ahaanba joojisay Shidaalkii ay dalka keeni jireen Shirkadaha GancsigU.

Halkan hoose ka akhriso amarka Xukuumada