Shirkada Sahal Transport Oo Doorlaxaad leh Ka Qaadatay Bandhiga Carwada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Shirkada Basaska iyo Adeegyada alaabta ee u kala gooshta gobolada iyo degmooyinka dalka somaliland oo kamid ahayd bandhiga carwadii maanta lagu qabtay caasimada hargeisa taas oo ay kasoo qayb galeen shirkadaha Isgaadhsiinta iyo shirkadaha adeegsada Nidaamka casrigaha ah ee Tiknoolajiyada oo ay shirkada sahal Transport and logistics kamid ahayd ayaa Wacdaro ka muujiyey Bandhiga Carwadan, waxaana sidoo kale ay bulshada uga warameen adeegyada ay u qabtaan.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.