Shirkadaha Isgaadhsiin Bixiya Ee Dalka Somaliland Oo isku Khilaafsan Keenista Internetka Dalka.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Shirkadaha ugu Waaweyn dhinaca isgaadhsiinta dalka ee Telesom iyo Somcable oo labaduba ka qayb galay Shirkada Horumarinta isgaadhsiinta Dalka Somaliland oo Maanta lagu qabtay hargeisa, ayaa hadalo isugu jawaaabay in Keenista Internetka ee Viber Opictiga, Gudoomiyaha Shirkada Telesom C,kariin Maxamed iid Ayaa Sheegay In Adeega Internetka Aan Laga Horumari karin Ilaa Inta La helayo Internet ka madaxbanaan wadan kale oo laga soo qaato ama lala wadaago.

Halkan Ka Daawo Warkan.