“ Suurto Gal Ma Aha In Internet “ Viper Optic “ Dal Kale Ku Tiirsanaano…” Gudoomiyaha Telesom.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Gudoomiyaha Shirkada Telesom Cabdikariim Maxamed Iid  oo maanta ka hadlaayey shirka Tiknoolajiyada Somaliland oo Hargeysa ka furmay ayaa waxaa uu sheegay in aaney suurto gal marnaba noqon Karin in Somaliland oo leh bad dheer oo la soo dhigi karo Internet  “ Viper Optic” Ah ay hadana ku tiirsanaato Internet dal kale

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan