Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Oo Soo Gabogabaysay Shirweynihii Shirkadaha Tiknoolajiyada iyo Isgaadhsiinta.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Wasaarada isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland ayaa Maanta soo afmeertay Shirweynaha Tiknoolajiyada iyo Isgaadhsiinta oo maalintii shalay u furmay shirkadaha ka shaqeeya arrimahaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.