Madaxweynaha Jsl Oo Maanta Kormeer Kusoo Maray Mashruuca Banka Beeraha Wajaale iyo Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Madaxweynaha jsl Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Saaka subaxdii hore waxaa uu ku tagay Kormeer saacado qaatay Mashruuca banka wajaale oo ay kasoo baxayaan dalagyo kala duwan oo uu qaranku ka beeray.