Deg Deg: Ciidamada Booliska Ee Gobolka Awdal Oo Xabsiga Dhigay Sadex Xildhibaan Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Ee Degmada Borama

0

Borama(Hadhwadaag):-Deg Deg: Ciidamada Booliska Ee Gobolka Awdal Oo Xabsiga Dhigay Sadex Xildhibaan Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Ee Degmada Borama.

Ciidamada Booliska Ee goboka Awdal Ayaa Waxa Ay Goor Dhaway Xabsi U Taxaabeen Sadex Xildhibaan Oo Ka Tirsan Xildhibaanad Golaha Deegaanka Ee Degmada Borama

Xildhibaanada la Xadhay Ayaa Waxa Ay Kala Yihii Maayir Ku Xigeenkii hore ee borama Xildhibaan Maxamed Muxumad Faarax dheerayste

Xildhibaan xayte iyo xildhibaan indhosheed

Xildhibaanada Maanta L Xidhay Ayaa Waxaa Lala Xidhiidhinayaa  Hadal Haynta Jabhada La Sheegay In Laga Abaabulayo Deegaanada Bariga Gobolka Awdal

Geesta Kale Ma Jiro Wax War Ah Oo Ka Soo Baxay Maamulka Gobolka Awdal Iyo Laamaha Amaanka Ee Gobolka Oo Ku Saabtan Xadhiga Xildhibaanada

Waxii War Ah Ee Ku Soo Kordha Xadhiga Xildhibaanada  Isha Ku Hay

Gabiley News Network.