Sheikh Maxamed Idiris Oo Si Gobonimo Leh uga Waramay Dhacdadii Lagaga Joojiyey Tababar Uu Hargeisa Ku Qaban Lahaa.

0

Hadhwadaag(Nairobi):-Sheekh maxamed idiris Oo Dhawaan ay Xukuumada Somaliland Ka Joojisay Munaasibad Xaflad Tababar oo uu ku qaban lahaa Hargeisa ayaa Habeenkii xalay ahaa uga waramay si qotodheer waxii ku dhacay iyo cida ka joojisay, sheekha ayaa si waafiya oo gobanimo iyo sharafi ka muuqato uga mahad sheegtay Shacabka Somaliland.