Magaalada Hargeisa Oo lagu Soo Bandhigay Buug Ay Qortay Dr Marwo Adna Aadan Ismacil Oo Lagu Magacaabo “A Women Of Firsts”.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Waxaa Magaalada hargeisa lagu soo bandhigay buugan lagu magacaabo(A Women Of Firsts) oo ay Qortay Dr Marwo aadan ismaaciil nuxurka Buugan oo laga Sheekeeyey ayaa Waxaa Madasha bandhiga kasoo qayb galay madax kala duwan ururada bulshada rayidka ah iyo Aqoonyahan iyo siyaasiyiin magac leh.

Halkan Hoose Ka Daawo bandhiga Buugan iyo Khudbahaa Laga Jeediyey.