Daawo-Dadka ay dhulka isku haystaan Qoyska madaxweyne Biixi, oo soo Bandhigay sharcigooda.

0

Hargeisa(HNN):-Bulshadan degan buurta kala jeexan ee muran dhul u dhexeeyo xubno kamida ah qoyska madaxweynaha jsl ayaa Maanta warbaahinta la wadaagay, documentiyo cadayna lahaansha adhulkan iyo sharciyada ay haysaan waxaaney soo gudbiyeen dood adag oo ay ku difaacanayaan dhulkan kaas oo ay u direen maayirka Caasimada hargeisa.