Agaasimaha Guud Wasaarada Maalgashiga Somaliland Ayaa Ka Warbixisay Safar Shaqo Oo Ay Ku Joogto Dalka Djabouti

0
Agaasmaha Maalgashiga Marwo Deeqa Abdi Yusuf

Hadhwadaag(Hargeisa):-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maalgashiga Somaliland Marwo Deeqa Cabdi yuusuf oo Safar Shaqo Dhawaan ugu baxday Dalka Djabouti martiqaad rasmiya oo ka heshay wakaalada maalgashiga dalkaasi aynu jaarka nahay  Ayaa Ka warantay Safarkan iyo Xidhiidhka Wada-shaqeyneed ee ay Wada leeyihiin Hay’ada Maalgashiga Dalka Djabouti.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

 

 

Hadhwadaagnews@gmail.com