Gudoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Puthland Oo Xilkii Laga Tuuray iyo Awooda Madaxweyne Deni isticmaalay.

0

Hadhwadaag(Garoowe):-Muran siyaasadeed xoogan oo u dhexeeyey Madaxweyne maamulka puthland siciid c.laahi deni iyo gudoomiyaha baarlamaanka puthland ayaa sababay isku dhacyo ciidamado xalay dad ku dhinteen oo ka dhacay gudaha magaalada garoowe.

Halkee Ayuu maanta Xaalku Marayaa Halka Kagaga Bogo.