War Deg dega “Masuul Halbeeg u Ahaan jirey Mucaaridada Xisbiga Wadani Oo goor dhaweyd Xilkii Iska Casiley.

0

“Masuul Halbeeg u Ahaan jirey Mucaaridada Xisbiga Wadani Oo goor dhaweyd Xilkii Iska Casiley.

Xoghaye Kuxigeenka Abaabulka Iyo Wacyigalinta Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Md Cali Axmed Kooshin Oo goordhaweyd Si Rasmi ah ugu dhawaaqay inuu Iska Casilay Xilkii iyo Xubinnimadii Xisbigaasi uu ka Hayey, Isagoo soo faqay Siro badan oo uu ku Sababaynayo Geediga Uu kaga Hayaamay Xisbigaasi, sidoo kalena Farta ku fiiqay Halka uu Geedigiisa Siyaasadeed uu ku Furidoono.

“Siyaasadii Xisbiga Wadani Way Shaashowday, Abtigay Cirona Waxaan leeyahay Iska Naso”

Muxuu ka yidhi Gabaygii Gurac Ee uu hore u tiriyey Madaxweynaha Somaliland