Labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Waddani Halkee Ayey Ka Taaganyihiin Hogaanka Cusub ee Loo Doortay Komishanka.

0

Hargeisa(HNN):-Nuxurka Aragtiyaha ay ka Bixiyeen Masuulka xisbiga Ucid ku matelaya Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland iyo Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Si Adag uga Soo Horjeestay Masuulka loo doortay gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland oo maanta loo ansixiyey C.rashiid Riyo Raac oo ah Masuulkii Markii hore muranku ka taagnaa kamid noqoshada Xubnaha Komishanka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.