Halkan Ka Daawo-Muuqaal laga Diyaariyey Laamiga cusub ee Isku Xidha Magaalada Hargeisa iyo Gabiley.

0

Halkan Ka Daawo-Muuqaal laga Diyaariyey Laamiga cusub ee Isku Xidha Magaalada Hargeisa iyo Gabiley.

Dhismaha Laamigan Cusub oo aan wali la dhamaystirin ayaanu idiin soo gudbinaynayaa halka uu marayo iyo qaabka loo dhisay, kaas oo inta badan ay dhibaato ku ahaan jirtay gaadiidka kala duwan ee u kala goosha magaalooyinka galbeedka iyo caasimada hargeisa.