Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Oo Yeeshay Kalfadhigii 19aad Oo laga Doodayey Ajandaha Ansixinta Miisaaniyada 2020

0

Hargeisa(Hadhwadaag):-Kalfadhigan maanta oo uu Shirgudoominayey Gudoomiyaha Golaha Deegaanka caasimada Hargeisa Ahna Duqa Caasimada Mudane C/raxmaan maxamuud Caydiid Soltelco ayaa U Furay Golaha ajandayaasha lagaga Doodayey Miinasaniyadan iyo isku Bedelka Gudiyada Golaha deegaanka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.