Daawo:- Korneyl Caare Oo 4 Guuto Iyo Tiknikadoodii Ku Wareejiyey Somaliland

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Cornel Caare oo kamid ahaa saraakiisha ciidamada qaranka somaliland mudada dheer soo shaqeynayey oo tabasho uu ka tirsaday ciidamda qaranka somaliland la goostay koox ka tirsan ciidamada qaranka ayaa lasoo afjaray khilaafkii u dhexeeyey xukuumada waxaana dhamaan ciidamadii uu watay ee kasoo horjeeday xukuumada somaliland lagu wareejiyey ciidamda qarnaka somaliland.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.