Halkan Ka Dhegayso Qaabka Loo Dilay Hogaamiyihii Ciidamada Amniga Dalka Iiraan.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Weerarkan Ciidamada Dawlada Maraykanku ku Dileen Hogaamiyihii Ruuxiga ahaa ee Ciidamada Dawlada iiraan ayaa Ka danbeeyey Amar uu Bixiyey madaxweynaha Dalka maraykanka Donlad Trump, Waxaa Wararku intaa ku dareen in dilkan lagu dilay hogaamiyaha ciidamada iiraan uu ka dhacay ee u dhow garoonka diyaaradaha ee baqdaad.

Halkan Hoose Ka Dhegayso.