Magaalada Gabiley Oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay Marxuumada Caasha Muuse Ali (Caasha Baar)

0

Hargeisa(GNN):-Waxaa Maanta Aas qaran loogu sameeyey magaalada gabiley Hooyo Caasha Muuse Cali oo kamid ahayd haweenkii kasoo qayb qaatay qaranimada iyo geedi socodka qaranimada somaliland.

Hooyo Caasha Baar oo Bilihii ugu danbeeyey lasoo Darsay Xanuun ayaa habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada gabiley.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Aaaska Qaran ee Loo Sameeyey Marxuumad Hooyo Caasha Baar.