Jaycalka Fanaaniinta Nadiira Nayruus iyo Ninkeeda Oo Isku Dhaartay Walaahi Waa iga Dhab.

0

Fanaanada Nadiira Naysruus Iyo Seeygeeda Cusub Oo Kudhex Baashaalaya Magaalada Hargeysa Lamaanaha Qarniga Oo Wacad iyo Isku Dhaartay Hees Dareen Leh Ku Baashaalayaan Kheybta Hoose Nagula Daawada Muuqaalka Hordhaca Ah.

Naftaan Isku Bixin Lahaynee

Balse Lama Awoodaayoo

Wadnaha iyo Buda Nuurkaa

Baan Kala Badalan Lahayn Ee

Bini Aadan Baa Gaarin

Ku Bartay Maalin Kheyr Leh

Kugu Beegmay Kuu Bandhigay

Jacaylka Bil Ciid Ah

Igu Tiri Bishaaray Bogaanshay

Farxad Bururay Goortaad Bilaahiye

Nadiira Nayruus Iyo Ninkeeda Oo Todobaadki Lasoo Dhaafay Meherkoodu Kadhacay Magaalada Hargeysa Somaliland Waxaana La Qorsheenayaa Xaflada Arooskooda Inuu Kadhici Doono Hargeisa, Sidoo Kale Muuqaaladaan Waxay Dhaawac Ku Tahay Ninkii Hore Ee Nadiira Nayruus Qabay Oo Wali Jaceel Xad Dhaaf Leh U Hayo Fanaanada.

DAAWO MUUQAALKA

Video Player