Deg-Dega-Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Fiidkii Kormeer Kusoo Maray Qaybo Kamid ah Magaalada Hargeisa.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay Weheliyaan Maayirka Caasimada Hargeisa iyo Saraakiil Ciidamada Booliska Oo sugayey Amniga Madaxweynaha oo ku labisan dharka Shicibka ayaa Caawa fiidkii booqday Garoomo ku yaala Magaalada Hargeisa iyo goobaha ay ku Kulanto wakhtiga caweyska dhalinyarada Magaalada hargeisa, Waxaana Booqashadan madaxweynaha oo kadis ahayd waxa caawa fiidkii uu kusoo maray Garoono ku yaala degmada 26june ee Magaalada Hargeisa.

HADHWADAAGNEWS

HARGEISA SOMALILAND

HADHWADAAGNEWS@GMAIL.COM