“Anigu Mucaarad Kuma Ihi Muuse Biixi Ee Mudo Xileedkiisiba Dhamaaday Xisbiga Kulmiye”… Wasiir Maxamuud Xaashi.

0

Hadhwadaag(London):-“Anigu Mucaarad Kuma Ihi Muuse Biixi Ee Mudo Xileedkiisiba Dhamaaday Xisbiga Kulmiye”… Wasiir Maxamuud Xaashi.

Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi oo Dhawaan Shaaciyey inuu u sharaxan yahay Hogaaminta Xisbiga Kulmiye ayaa safar uu ku murayo Waddamada Yurub Waxaa uu Sheegay inaanu Isagu Mucaarid ku ahayn Madaxweyne muuse biixi balse uu dhamaaday Wakhtigii uu Gudoomiye kasii ahaan Lahaa Xisbiga Kulmiye.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.