Deg-Deg-Madaxweyne Adaa Hore u Yidhee Maxaa Bandhigayga Xaaraan Ka Dhigay ee Kuwa Kale Xalaal Ka Dhigay?”..Abwaan Weedhsame.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Abwaan Xassan Daahir ismaaciil Weedhsame oo Xukuumada SOmaliland ka hor istaagay bandhig uu ku qabanayey magaalada berbera ayaa ka Si adag uga hadlay Falkaasi Ay Xukuumadu Kula Kacday.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal Warkan.