Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Oo Saaka Subaxdii Hore Bilowday Olole Balaadhan Oo Bilicda Lagu hagaajinayo.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa ayaa Saaka hiirtii hore hore ka bilowday badhtamaha suuqa hargeisa olole balaadhan oo kor loogu qaadayo bilicda magaalada hargeisa, waxaan dhamaanba cagaf cagaf la mariyey meheradihii iyo dhismayaashii wadooyinka ku dhexyaalay taas oo wadooyinka caasimada ka dhigaysa kuwo falaal ah oo dadka iyo gaadiidkuba isku dhaafi karaan si wanaagsan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.