Khadar Keeyow Oo Xabsiga Kudhex Xanuunsanaya iyo Axmed Zaki Oo Oohin Afka Furtay

0

Hadhwadag(Hargeisa):-Ahmed Zaki Oo Aad La Qiirooday Fanaanka Khadar Keeyoow Oo Kudhex Xanuunsanaya Xabsi Kamid Ah Xabsiyada Itoobiya Sida Ay Wararku Sheegayaan Fanaan Khadar Keeyoow Oo Kudhex Xanuunsaday Gudaha Xabsi Kuyaala Itoobiya Kadib Marki Uu Waayay Daryeel Caafimaad.

DAAWO MUUQAALKA

Waxaa Xabsiga Lagu ilaaway Walalkeen Fanaan Soomaaliyeed Khadar Keeyoow Sidaan Ku Heleeno Warar Lahubo Oo Xaqiiqo Ah Waxaa Naloo Sheegay Inuu Khadar Keeyow Xanuunsanayo Oo Xaalad Caafimaad Soowajahday Kadib Maalmo Uu Kujiray Xabsiga Ilaa iyo Haatana kudaha Xabsiga Ku Xanuunsanayo Fadlan Fariimaha Khadar Keeyow Share Lawadaaga Dowlada Somalia.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka