Daawo-C.salaan Hereri Oo Waraysi Ku Saabsan Qabyaalada La Yeeshay Abwaan Laabsaalax Oo Falanqeyn iyo Sugaanba Ku Cabiray.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Abwaan Xassan Dhuxul laabsaalax oo Kamida Abwaanada Da’ada yar ee Sugaanta Hodanka ku ah ayaa Falanqeyn xaqiiqada ku qotonta ka bixiyey Qabyaalada iyo Dhibaatooyinka ay leedahay waxaana abwaanku sugaan ku cabiray Qabyaalada iyo Inaaney Wax faa’iido ah u lahayn bulshada Adeegsata.

Halkan hoose Ka Daawo Hordhaca Waraysigan.