Duqa Caasimada iyo Xubno Wasiiro Ah oo Laami Cusub Dhagax Dhigay iyo Xaafada Laga Hirgalinayo.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Maayirka Caasimada Hargeisa oo Ay weheliyaan Wasiirada wasaradaha Gaadiidka Jidadka iyo Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland iyo Saraakiil Sarsare oo ka socoday Ciidamada Qaranka Somaliand ayaa Maanta dhagax dhigay Wadooyin cusub oo laga hirgalinayo Xaafada beebsiga ee magaalda hargeisa.

Dhismaha Wadda Cusub oo Ay maanta Dhagax Dhigeen Halkan hoose Ka Daawo.