Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Warbixiyey Safar Shaqo Oo Ku Tagay Dalka Germany.

0

Hadhwadaag(hargeisa):-Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Warbixiyey Safar Shaqo Oo Ku Tagay Dalka Germany.

Wasiirada Wasarada Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed Oo Safar Shaqo ugu maqnaa Dalalka Germany iyo biljam ayaa Ka Warbixiyey Arrimaha Safarkaasi Daaranaa.