War Deg-Dega-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Gudbiyey Warqad iscasilaad Ah.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Warar Hordhac ah oo Ay helayso Warbaahintu ayaa Sheegaya in Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan maxamuud Aadan uu Warqada Iscasilaada u gudbiyey Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, Wararkan hordhaca ah ayaa sheegaya in khilaaf mudaba huursanaa oo ka dhashay muranka Komishanka Cusub ee dhawaan lasoo xulay ee loogu baaqay xukuumada in la kala diro ay isku maandhaafeen madaxweynaah iyo gudoomiyaah golaha Guurtida Somaliland.

Halkan Hoose Ka Dhegayso Warkan.