Wasiir Ku Xigeenka Amniga Somaliland Oo Culimada Gobolka Awdal Ugu Baaqay In Lasoo Cadeeyo Arrinta Badhasaabka Awdal.

0

Borama(Hadhwadaag):-Wasiir Ku Xigeenka Amniga Somaliland Mudane Naasir Caydiid oo Maanta madal kala hadlayey madax dhaqameedka iyo odayaasha gobolka awdal ayaa ugu Baaqay Culimada gobolka Awdal Inay Soo Cadeeyaan Arrinta Diin Cayga ee Lagu Eedeynayey badhasaabka Gobolka Awdal Mudane Cabdi Shaqaabe.

Halkan Hoose Ka Daawo Nuxurka Warkan.