Warbixin Diirada Saaraysa Faashilka Siyaasadeed ee Dawlada Federaalka ee Somalia.

0

Muqdisho(Hadhwadaag):-

Dawlada Federaalka somalia oo madaxweyne Loogu Doortay Maxamed C.laahi Farmaajo  muddo ay kasoo wareegtay Wakhtiga uu talada dalkaasi hayey saddex sano oo dhamaystiran ayaa La qiyaasi karaa dhibaatooyinka iyo qaraxyada halkeeyey bulshada soomaliyeed ee hogaanka u dooratay inuu noqdo madaxweyne bulshada kasaara dhibaatooyinka mudada dheer ay La daalaa dhacayeen.

Waxaan inta La ogyahay Balanqaadyadii faraha badnaa ee uu qaaday wakhtigii uu u ordayey jagada madaxweynenimo ay faashil noqdeen,kuwaas oo  kow ka ah Balanqaadkii la dagaalanka argagaxisada iyo musuqmaasuqa ragaadiyey bulshada.

Sidoo madaxweyne Farmaajo ayaan Wali isagu Maare u heli amniga caasimada muqdisho marka laga yimaadho qasriga Villa somalia oo ay gaadh kagaga hayaan ciidamda dawladaha shisheeye ee nabad ilaalinta u jooga magaalada Muqdisho Amisom.

is barbar dhig Lagu Sameeyey Dawladaha Dariska La ah dawlada uu hogaamiyo maxmed C.laahi Farmaajo ayaa Waxba Kama jiraan Ka dhigaysa maamulkii iyo hanaankii Shacabka dawlada somalia ay ka filayeen Hogaamiye ka damqada dhibaatada haysata bulshada.

Halkan Ka Daawo Qaar kamida Balanqaadyadii Beenta Ahaa ee Madaxweyne Farmaajo