War Deg-Dega-Waftigii Uu Hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland Dalka Kusoo Laabtay+Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay.

0

Hargeisa(Hadhwadaag):-Waxaa goordhaweyd Kasoo Degay Gagida Diyaaradaha ee Cigaal International ariport ee Magaalada Hargeisa waftigii uu hogaaminayey madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Wasiirka arrimaha Dibeda Somaliland oo Warbaahinta La Hadlay ayaa ka Waramay Ujeedka Safarkan iyo waxyaabaha usoo qabsoomay.