Kulan Uu Shirgudoominayey Maayirka Caasimada Hargeisa Oo lagaga Hadlayey Kor U Qaadida Adeegyada Caasimada Hargeisa.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):p-Maayirka Caasimada Hargeisa Mudane C.raxmaan maxamuud Caydiid Soltelco ayaa Kulankan Oo maanta uu Shirgudoominayey oo ay ka Qayb galeen Waaxyaha kala duwan ee Shaqaalaha Dawlada hoose Caasimada hargeisa ayaa Mid lagu gorfeynayey Sidii Kor loogu qaaadi lahaa adeegyada kala duwan ee Caasimada Hargeisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.