Shirkadda Dahabshiil Ayaa Daahfurtay Tartanka Dahabshiil Somaliland Marathon Oo Sanadkii Saddexaad La Qabtay.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Shirkada Dahabshiil Group oo Door Laxaad leh ka qaadata dhiirigalinta dhalinyarta somaalida ayaa Sannadkii saddexaad ku qabanaysa somaliland Tartanka Orodka ee Somaliland Maratoon Dahabshiil Group.

Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkan.