“Nin Somali Ah Oo Laga Helay Cudurka CORONAVIRUS Magaalada London.

0

Hadhwadaag(London):-Wararka ka Imaanaya Magaalada London ee Dalka ingiriiska ayaa lagu Soo waramayaa in laga helay Qofkii ugu horeeyey ee ku dhacay  dalkaasi xanuunka dunida cabsida faraha badan ka abuuray ee Coronavirus, Waxaana wararku intaa ku dareen in qofka laga helay uu yahay Nin Soomaali ah oo tagsiile ah.

Halkan Ka Dhegaso.