Telesom Oo Soo Dhaweeyay In Baarlamaanku Ay Ka Noqdeen Kootadii Ugu Xidhnayd Internetka Fiber-Optica Shirkadda Somcable”

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Telesom Oo Soo Dhaweeyay In Baarlamaanku Ay Ka Noqdeen Kootadii Ugu Xidhnayd Internetka Fiber-Optica Shirkadda Somcable”

Shirkadda isgaadhsiinta ee Telesom ayaa si weyn u soo dhawaysay in baarlamaanka Somaliland ay ka noqdeen kootadii ugu xidhnayd internetka Fiber-Optica shirkadda Somcable.

Shirkadda Telesom oo soo saartay warsaxaafadeed ayaa u mahadnaqday Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wasaaradda isgaadhsiinta iyo technolajiyadda.

Halkan hoose ka akhriso warsaxaafadeedkaasi