War Deg-Dega-Gudoomiyaha Xafiiska Shaqo Qaran Oo Maanta Ku Dhawaaqay Natiijada Ardaydii Tartanka U Galay Kamid Noqoshada Sanadkan Barnaamijka.

0

Hargeisa(HNN):-Waxaa Maanta Lagu dhawaaqay Dhammaan Ka qayb galayaashii Tartanka u galay Sanadkan inay kamid noqodaan Barnaamijka Shaqo Qaran ee Sannadkan, Waxaa Xafiiska Shaqo Qaran Maanta kagaga Dhawaaqay Gudoomiyaha Shaqdo Qaran Maxamed Xuseen Cismaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.