Maayirka Degmada Gabiley Oo Safar Martiqaad Ah Ku Jooga Dalka Uk Ayaa Ka Waramaya Ilaa hadda Waxyaabaha u Qabsoomay.

0

Hadhawadaag(Hargeisa):-Maayirka magaalada gabiley Mudane Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo ay Wehelinayaan Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka gabiley iyo xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Berbera ayaa Safar ay maalmihii ugu danbeeyey ku joogeen dalka ingiriiska oo ay kulamo kala duwan la qaateen maayirka iyo gudoomiyaha golaha deegaanka  magaalada slington ee carriga dalka ingiriiska, Waxaana Maayirka Degmada gabiley uu Sharaxaad dheer ka bixiyey kormeero iyo booqashooyin la xidhiidha aqoon korodhsi uu kusoo maray Goobo kala duwan, iyo sidoo kale Tababaro ay Ku qaadanayaan Dalkaasi oo la xidhiidha dhinaca adeega baahiyaaha bulshada.

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.