Deg-Deg-Dhimasho iyo Daawac Ka Dhacay Garoonka Kubada Cagta ee Magaalada Burco Rabashado Ay Sameeyeen Taageerayaashu.

0

Hadhwadaag(Burco):-Alle Ha Uu Naxariiste Waxaa Galabta Garoonka Kubada Cagta Ku Dhintay Hal Askari Oo Lagu Magcaabi Jiray Jaamac Sidoo Kalena Waxaa Dhaawac Halisa Soo Gaadhay Taliyihi Saldhiga Aadan Saleeban ee Magaalada Burco Oo Xaaladiisa Caafimad Lagu Dabiibayo Cisbitaalka Togdheer Ee Magaalada Burco Waxana Sidoo KALEna Dhaawaca Laba Qof Oo Shacaba Iyadoona Rasaasta Uu Ku Dhinta Askarigan Ay Furen Askar Ka Tirsan Ciidanka Booliska Togdheer

Ciidamada Booliska Togdheer Ayaa Maanta Ka Qayb Qaadanyey Sugida Amaanka Garoonka Kubada Cagta Ee Magaalada Burco Oo Ay K socoto gebogebadi Wareegii Kooxaha Heerka Kowaad Oo Dhamaad Ahaa
Halkan Ka Daawo Faahfaahinta Wartkan.