Daawo: Wasaarada Arrimaha Gudaha oo iska fogaysay Inan(Gabadh) la sheegay in wasaarada lagu dhibay.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Wasaarada arrimaha Gudaha Somaliland iyo hay’ada Shaqaalaha Dawlada ayaa Maanta si wadajir ah ugu hadlay Gabadh la sheegay in Lagu dhibaateeyey Wasaarada arrimaha gudaha somaliland.